Maan doolin waayin
Mana dariiri waayin
Mana dagaali waayin
Afrikooy daya

Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiya raboo
Anaga diidanayay ogow

Dadka waan udhaxeenaa
Nina dan daansan meeyno
Xumaha kala doori maynee

Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiyo raboo
Anaga diidanayay ogow

Caqli kaa duqoowa
inakastoow dabool la saaraa
Mar uun buu kuu dilaacaa
Afrikooy daya

Maan doolin waayin
Mana dariiri waayin
Mana dagaali waayin
Afrikooy daya

Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiyo raboo
Anaga diidanayay ogow

Ninkii dilay walaakayn
Anaga waa noo danleeyahay
Daqar baa gaari doonee
Afrikooy bal daya

Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiyo raboo
Anaga diidanayay ogow

Dadka waan udhaxeenaa
Nina dan daansan meeyno
Xumaha kala doori maynee

Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiya raboo
Anaga diidanayay ogow

Exit mobile version