VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Nabi amaan Lyrics

Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii

Nabiga qabrigiyo su'aasha qiray qiraa
Aduunyada EEBAHAY ka qarshoo udgoonoow
Salaamullaahi yaa nuural quluubi
Nuural quluubii nuural quluubii

Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii

Adaa qawlkaad tidhaahdaba malagu qaadee
Mujiibu dacwaa ku qaabilaye xabiiboow
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii

Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii

Xarbiga qudus iyo ducada kama quusanaaye
Hawlaha qabriga jira nagu qaawin maaye
Salaamullaahi yaa nuural quluubi
Nuural quluubii nuural quluubii

Adaa qawlkaad tidhaahdaba malagu qaadee
Mujiibu dacwaa ku qaabilaye xabiiboow
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii

Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaatullah calayka yaa muxumad
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii
Salaamullaahi yaa nuural quluubii
Nuural quluubii nuural quluubii


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --