VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hab isii ft Ayaana - Lyrics

adigaba hortaa ma haasaawin jirin haweenkana adaan hadal kugu bartee waxa tahay hormuud jacayl heer kan leeg intan jiray ima helin hibashada kalgacal naftaa ii hurtoo ma hilmaami karo fani kartida hanka kugu jira i hogaamiyo hacker iga dhigee i hareera joog waxa tahay halyey ubad loo hayiyo hanad geesiyiyo harac lala gamee hab isii macaan hanaan iyo hubqaad heegada ileyn habala dheertaho ruux kula hadlaa ma hamansadee hibad qurux kartiyo ragu kaaga hadhay heesimo badan wuxu kaga hurdaa hore uga kacee fani kartida hanka kugu jira i hogaamiyo hacker iga dhigee i hareera joog waxa tahay halyey ubad loo hayiyo hanad geesiyiyo harac lala gamee hab isii macaan
Queue is empty
-- / --