VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawaabtii hodan abdirahmaan - Lyrics

dalxiis adigoo u jooga hadaad ila jaartay maalmo anoo gogol madhan ku jiifa miyaan jaman ruux fogaaday qurbaha hablihiina jooga jab iyo axdigiyo wanaaga ma jiro ruux idin sugaayee jacaylka xabsiga ka daaya qalbiga jilcay eed dilootay waxaa jira ruux kabaaye xusuusta la jowhar kaaga niyada waan ka jaray taada
Queue is empty
-- / --