VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maandeeq - Lyrics

Hablahii mareekan
Masbee noqodeen
Yurub baa lamid ahoo
Maryahee dhigteen

Waan ka maaarmayoo
Midna kama raboo
Muqdishaay marwo
Iyo maandeeq ka helay

Make up casriyeesan
Midab quruxdiina
Lasoo eegi doono
Maariinka dhulkaygu
waa Ma huraan

Marwo aaminkeeda
Maqleeninooo buu
Maanka diidayoo
Maskaxdeedu galin

Waxaa maanta jira
murtidii horaa
kaga maarmayoo
Wayna muuqataa

Make up casriyeesan
Midab quruxdiina
Lasoo eegi doono
Maariinka dhulkaygu
waa Ma huraan

Queue is empty
-- / --