waan daalee idaayoo i damaqdee i daawada waxa u daran nin daaloo dantiisuna ka durugtee hadaan dudo ha i diga oo dadyahaw ha i dagaalina dayaxiyo daruuraha dushoodaan ka dagayaa