VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midun bay ahaan - Lyrics

Jacayl i luraayabaa Laaciisii ii baxoo Wuxuu leebku iiga yimid Meelaan lugtu gaadhi karine Laxawgan igu sii batee Laylkii iga jaray hirdada Luriyo dhibta uu i badayeey Inaan liibaan heliyo Lugooyo inaan mutaysto Labadaa miduunbay ahaan Midkii laabtayda iyo Lagiyo wadnahayga dagay Lamaano inaan ahaano Ayaan love ugu ahaye Marnaba ima uu lumine Ladaabtiisa caashaqiyo Laxawga wuu ila qabaa
Queue is empty
-- / --