Heesta Aragaaga - Lyrics
indhaha araggaaga jevel
adkaysta markaan iraahdo
ilmaan ku arkaa kutaal
afkaygan aamus iriii
ayaan iyo labo idloo
ayaa isna igagadaran
ammaantaadaba madhigo
ogaal kayganaa cishqigaa
kashaydaa aamintoo
anigoo weli waan sidaa
xaggaageey eeddu tahay
abaal daraanaa
waqtiga nafteey
dadku eeratiyo
nasiibkaan eegayeee
jacaylka irdheeynayaaa
haddaan umalkaan qabiyoo
waxbadan murugada qarsado
anuunbaa eeedayee
ergana maleh caashaquu
naftayda ma iirsan karoo
intaa waxaan eegayaa
abaal caashaqu itaro
intaa waxaan eegayaa
aayaha caashaqa aan baday
uurkayga wixii jirana
afkaygaa sheegayoo
ishaydaa laga gartaa
adigeey ku agtaal arimi
abaal daraanaa
waqtiga nafteey
dadku eeratiyo
nasiibkaan eegayeee
jacaylka irdheeynayaaa