A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Caashaqa Lyrics

Igutaran jacaylkii
Anigoon kutalagalin
Intuu taagtii ilahelay
Ilatiigsay miciyaha
Iguturuq falaadhoo
Xubno dhiiga tabiyoo
Siwayn ugu talaalmee
Waakan itiftaafee
Qalbigayga taabee
Kasamaystay taalee
Tashi igu abuuree
Tusmo aan yagleelnee
Caashaqa tixgalin sii

Imutudho kalgacalkani
Anigoon utamarhayn
Warmihiisa igutuur
Unatagay halbawlaha
Igubadi tumaatoo
Intuu igu taraaruu
Kutaagsaday naftaydii
Waakan itiftaafee
Qalbigayga taabee
Kasamaystay taalee
Tashi igu abuuree
Tusmo aan yagleelnee
Caashaqa tixgalin sii

Queue is empty
-- / --