VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cayraamo - Lyrics

Cir onkaday hillaacii hillaacii Mar baan laga cabbaynoo 2x Cosobka marbaa jira Laga waaya ciiddoo Cagaarkiiii guyaadsaday Maanta caynkii maahee Ceeryaama subaxeed Noqay caashaqaagii Ceeryaamo subaxeed Noqo caashaqaagii Anna kuma caloolsami Haddii uu culays jiray Maad calool adayginee Haddii uu culays jiray Maad calool adayginee Caashaq baan illeen siday Aaan caga ku taagneeyn Caashaq baan illeen siday Aaan caga ku taagneeyn Cishadii ku dhaaftaan ku dhaaftaaan Soo celin waqtiga oo Cishadii ku dhaaftaan ku dhaaftaaan Soo celin waqtiga oo Caadka iyo daruurtaa Cadceeddaa mar qariyoo Gudcur iyo cadda is xigaa Waana calaf nasiibkiyo Cuudkii irmaanaa Adna caana Kama dhamin Weeeeey Cuudkii irmaanaa Adna caana Kama dhamin Anna ciirsi loo degay Haddii uu culays jiray Maad calool adayginee Haddii uu culays jiray Maad calool adayginee Caashaq baan illeen siday Aaan caga ku taagneeyn Caashaq baan illeen siday Aaan caga ku taagneeyn
Queue is empty
-- / --