VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damaq - Lyrics

Anooooooo da' yaroo Aan baran Jacayliyo darajadii Ayuu damaciyo kalgacal Naftayda lasoo darsee Ayuu damaciyo kalgacal Naftayda lasoo darsee Indhuhu keey doonayaan Xaggiiseey daalacdaan Dibnuhu markastaba ammaan Ayeey u daliilayaan Dibnuhu markastaba ammaan Ayeey u daliilayaan Raggaba kaan ka doortayoo Dartaa baan u oomanee Dawee nabarada qalbiga Dawee nabarada qalbiga Dareeeen igu soo kordhaa Jirkayga dubaaxiyoo Dadkoo sii hooyanayaan Anigu dib usoo noqdaa Dadkoo sii hooyanayaan Anigu dib usoo noqdaa Dayaan kiisaan maqlaa Markaasaan daydayaa Dabaylaha foorya iyoo Dugaagaan weheshadaa Dabaylaha foorya iyoo Dugaagaan weheshadaa Raggaba kaan ka doortayoo Dartaa baan u oomanee Dawee nabarada qalbiga Dawee nabarada qalbigaaaaaaaa
Queue is empty
-- / --