VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heloo - Lyrics

habibaan ku ahay jacaylka habeen qudha oon ku waayo hello tilfoon la'aantu hadaan wayo ma seexdo halyaygaygu macaane habkiyo noloshaydu haatan ogow hantidii aduunka inaan helaybaan dareemay anigu adigaan hugaaga hoobeey hanadow hoobeeyd hooyada ubadkeeda haysa xayaati amarkana u heelan hope-geeda iyo futur heelan really haysatoon halaynin hadeer iyo maanta heedhe hadhaw iyo hees walwaalo hadaan hawraar jacaylka habeen iyo maalin qaado hubaal wadnihiyo gadhkiisa anaa huba oo dhanxiirku inuu hadal iyo xumaanta halkiisa colaad ka haybin
Queue is empty
-- / --