VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalsoonidu - Lyrics

Waxaad libin hoysataa Hurdiyo raaxo seexataa Markaad hesho geesigii Naftaada ku habay Cishqiga X2 Heloo aniguna hantiyay Hamuun tiraha naftiyo Qalbiga uhibeeyayoo Nasiib kaygii hagaag X2 Kuleel nacabkii markan Hoy iyo raas wada Dagnaa daacadi maha- Baabaysee waxaa noo Hiilshay calaf X2 Kalsoonidu waa hub aan Nafluhu wada haysanoo Hadii qadar lagu san Yahay jacaylku hungobi Maayo X2 Inaad ii saxnaato iyo Wakhtaa ihareer galoo Sidii hogol roob farxadi Igu hooraysaa X2 Kolay nacabkii markan Hoy iyo raas wada Dagnaa daacadi maha- Baabaysee waxaa noo Hiilshay calaf X2
Queue is empty
-- / --