VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ayaamagayga - Lyrics

Ma ayaamahaygaa Ka araday nasiibkii Ma ishaaradii baan tufku iigu ool wali Inata wali adeegtiyo Ma ijaasadaa Maqan Arbacada jacaylkaa kaa ajuuree dhiibaw Aqbalkaagu dheeraa Ergo saw masoo diran Ilmo saw masoo farin Adna saw itaalsiga Ka adkayso maad odhan Ma awoodahaygaa Tamar iyo itaal daran Ma garaad asqoobaan Ku arimi is leeyahay Ma iska mala awaal baan Ku adaroosay caashaqa Mise erayadaydiyo Oohintaydan hoortaa waxba kuugu ool adi
Queue is empty
-- / --