VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf kuu heelan - Lyrics

naf kuu heelan adigoo nasteex kuu ahaydoo niyad kuu jeclaatiyoo qalbi kugu nagaadoo kuu nugul adaa nacay naruuradii kalgacalkiyo nuurkii ka bixi jiray adigaa nusqaanshoo kaa nuuxsan waayoo naawilay waxaan jirin nidarkii dhexdeeniyo adaa nabadii gooyoo adaa naq been ahaadee waxba ha ii nayaayirinee nabdigan kuu baaha adigoo naxli kaa ilaashoo nacfi kuu ahaydee nujub kugu ahaan wali eed ku nasan lahayd ahayd
Queue is empty
-- / --