VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qareen - Lyrics

qofbaa jira aad qalbiga tidhaa furihiisa qabo adaa u qalmee gudoon hadana caashaqa qawada caashaqan qudhiisaba anaa qardo jeexayoo qofaan i rabin jantoo qalbigu yahay dhagax dixeed qiyaastii halbeeg jacayl qadhaadhiyo waa macaan qareeniyo male digtoor qaynuunka ku maamuloo qoontii loo gaysto dhaya qofbaa barashada horaba qanciya maankaaga gala misana aan kuu qalmayn qamuumiyo ciil ku bada adoo qoomamada dareen qalbigu kula ooyaya hadana qarsataa dhibkoo bishmaha qosol muujisaa
Queue is empty
-- / --