VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salaw - Lyrics

Salawga caashaqu Uu leeyahayeey Miyaad salashaa Miyaad salashaa Hurdadaaaaaaa ------------------------ Habeenkii sardhadaa Hadba sarakacdaa Haaaaaa Hadba sarakacdaaa Weeeey weeey weeey ------------------------- Miyaad socotaa Hadba salaantaa Miyaad sasabtaa naftooooo Sabaalooo Sabaaloo Sabaala ku seexisaa Sabaalooo weeey Sabaala ku seexisaaa ------------------------ Miyuu sawirtaaa Hiyigaaguu Sadrigaaga ruuxii Ku saaqay Miyuu sawirtaaa Hiyigaagu Sadrigaaga ruuxii Ku saaqay Miyaad maalintii sawaashaaa Miyaad maalintii sawaashaaa Miyaad maalintii sawaashaaa Miyaad maalin sawaashaaa ************************ Suldaarada jacaylku leeyahayeeey Sidii saarleey Sidiii sarleeey Miyaaad saaar yeelataa ----------------------- Sakatiga riyada Suriciisa aragtaa Haaaaaa Suriciisa aragtaa Weey weeey ------------------------ Miyaad sahwidaa Hadba sureertaa Miyaad ka sal gaari weydaaa Haddanaaaa Haddana Haddana samirtaa rajada Haddana Haddana samirtaa rajada ----------------------- Miyuu sawirtaaa Hiyigaagu Sadrigaaga ruuxii Ku saaqay Miyuu sawirtaaa Hiyigaagu Sadrigaaga ruuxii Ku saaqay Miyaad maalintii sawaashaaa Miyaad maalintii sawaashaaa Miyaad maalintii sawaashaaa Miyaad maalin sawaashaaa *************************
Queue is empty
-- / --