Salawga caashaqu
Uu leeyahayeey
Miyaad salashaa
Miyaad salashaa
Hurdadaaaaaaa
————————
Habeenkii sardhadaa
Hadba sarakacdaa
Haaaaaa
Hadba sarakacdaaa
Weeeey weeey weeey
————————-
Miyaad socotaa
Hadba salaantaa
Miyaad sasabtaa naftooooo
Sabaalooo
Sabaaloo
Sabaala ku seexisaa
Sabaalooo weeey
Sabaala ku seexisaaa
————————
Miyuu sawirtaaa
Hiyigaaguu
Sadrigaaga ruuxii
Ku saaqay
Miyuu sawirtaaa
Hiyigaagu
Sadrigaaga ruuxii
Ku saaqay
Miyaad maalintii sawaashaaa
Miyaad maalintii sawaashaaa
Miyaad maalintii sawaashaaa
Miyaad maalin sawaashaaa

************************

Suldaarada jacaylku leeyahayeeey
Sidii saarleey
Sidiii sarleeey
Miyaaad saaar yeelataa
———————–
Sakatiga riyada
Suriciisa aragtaa
Haaaaaa
Suriciisa aragtaa
Weey weeey
————————
Miyaad sahwidaa
Hadba sureertaa
Miyaad ka sal gaari weydaaa
Haddanaaaa
Haddana
Haddana samirtaa rajada
Haddana
Haddana samirtaa rajada
———————–
Miyuu sawirtaaa
Hiyigaagu
Sadrigaaga ruuxii
Ku saaqay
Miyuu sawirtaaa
Hiyigaagu
Sadrigaaga ruuxii
Ku saaqay
Miyaad maalintii sawaashaaa
Miyaad maalintii sawaashaaa
Miyaad maalintii sawaashaaa
Miyaad maalin sawaashaaa
*************************

Exit mobile version