Heesta Adigu - Lyrics
Xiisaha kafoodee xajiintaa
Xaqiiqadana mari jidkeeda
Xujada ka ilaaki dookhaa dookhaa
Kashana ka xoree xumaantaa
Xiisaha kafoodee xajiintaa
Xaqiiqadana mari jidkeeda
Xujada ka ilaaki dookhaa dookhaa
Kashana ka xoree xumaantaa
Xaasidka ha u nuglaan warkiisa
Qiimee laab kuu xabiibaa
Xaasidka ha u nuglaan warkiisa
Qiimee laab kuu xabiibaa
Si aan lo helin xogteena
Xogteena xogteenaa
Ka daa xaqiira jacaylkaa
Xaasidka ha u nuglaan warkiisa
Qiimee laab kuu xabiibaa
Xaasidka ha u nuglaan warkiisa
Qiimee laab kuu xabiibaa
Si aan lo helin xogteena
Xogteena xogteenaa
Ka daa xaqiira jacaylkaa
Xuskiisu si uu u waaroo
U waaroo u waaroo u waaroo
Xurmiyo libin si uu u yeeshoo
Xanteenu wacyigalin ahaatoo
Wanaagiyo samaha xeeri
Xuskiisu si uu u waaroo
U waaroo u waaroo u waaroo
Xurmiyo libin si uu u yeeshoo
Xanteenu wacyigalin ahaatoo
Wanaagiyo samaha xeeri
Xalkiisa caashaqa ha dhaafin
Xurmiyo ha ka tagin wanaaga
Xadqiga kalgacayl ha beerin
Ha beerin
Xubiga kor u qaad dareenkaa
Xalkiisa caashaqa ha dhaafin
Xurmiyo ha ka tagin wanaaga
Xadqiga kalgacayl ha beerin
Ha beerin
Xubiga kor u qaad dareenkaa
Xinkaa kala dila sokeeye
Xuntana waxa xidha sokeeye
Xinkaa kala dila sokeeye
Xuntana waxa xidha sokeeye
Xulkaa wacan waa milyaanee
Milyaanee milyaanee
Adigu ha isla xaman naftaada
Xinkaa kala dila sokeeye
Xuntana waxa xidha sokeeye
Xinkaa kala dila sokeeye
Xuntana waxa xidha sokeeye
Xulkaa wacan waa milyaanee
Milyaanee milyaanee
Adigu ha isla xaman naftaada
Xuskiisu si uu u waaroo
U waaroo u waaroo u waaroo
Xurmiyo libin si uu u yeeshoo
Xanteenu wacyigalin ahaatoo
Wanaagiyo samaha xeeri
Xuskiisu si uu u waaroo
U waaroo u waaroo u waaroo
Xurmiyo libin si uu u yeeshoo
Xanteenu wacyigalin ahaatoo
Wanaagiyo samaha xeeri