VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunbaa - Lyrics

Qof baad ani iigala weeyntee
Agteeydad ku qaali tahay
Dadkaad iila qiimo dheertee
Dadkaad iila qiimo dheertee

Qalbiga adigaan kusiiyay
Mid kale ku qaboobi maayoo
X2

Dareemada kuu qashuucay
Qudh kale lama Simi karaayee
X2

Jaceylkaan kuu qabo anaa
Ka qaaya weeyn buurahaasee
Adaan kugu qanac sanahay unee
Qof keey giiyoow ku dhoowrtay

Hadduu qolo qolo dad sheegtoo
Adaa xigta u ah qudheeydaa
Qofkaan tirsadana adaa ah
X2

Qalbiga adigaa u doctor aa
Dawaad u qortaa ka sheeydaa
Dhul badan adigaa qaboojaa
Qabyaan ahay haddaan ku waayoo

Queue is empty
-- / --