VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos sms ikraan - Lyrics

Dookh baa israacshee Dumar tii usidatiyo Raga deeqsigiisiyo Waa kuwaa is doortee Saxardiidiyo waa ikraan Danta wada jirkiiniyo Isku duubnidiinnaa Damaashaad u dhacaayaa Laba daawo wada dhigatiyo Noqda aan lakala dilin Duca waalid reer qaba Hela ubad dadkoodiyo Diintiyo dadkoodaba Deeqo la daawado Daa'im idiinku maanshee Waa darajo guurkiyo Ikraaneey dulqaadiyo Dabacsani ogsoonoow Say lagu daydoo wacan Saxardiidna kuu noqoy Dookh baa israacshee Dumar tii usidatiyo Ragga deeqsigiisii Waa kuwaa isdoortee Saxardidiyo wa ikraan Danta wada jirkiiniyo Isku duubnidiinnaa Damaashaad u dhacaayaa Laba daawo dhigatoo Noqda aan lakala dilin Duca waalid reer qaba Hela ubad dadkoodiyo Diintiyo dadkoodaba Deeqo la daawado Daa'im idiinku maanshee Waa darajo guurkiyo Ikraaneey dulqaadiyo Dabacsani ogsoonoow Say lagu daydoo wacan Saxardiidna kuu noqoy Sms sms sms sms.......
Queue is empty
-- / --