1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Sidaad tahay ugbaad
Ilays soo bixiyo
Iftiin nuurayaad u tahay qalbigee
Adaan kugu farxaa
Aawadaa naxaa
Axad beeynu nahay
Ax wada ax mar wada yiraahda
Inanyahoow indhuhu
Araggaaga wacan beey
Ku ildoogsanaayaaan
Inanyahay qalbigaan adigaa dagoo
Naftu ku istareexdaa
Alaylahee ugbaad
Waxaad tahay udgoon
Naftu aamin tayoo
Ishu daawaneeysee
Ila qaboo adaaan
Kalgacal aan dhammaan
Laabta kuugu haystee
Sidaan kuu aqaan
Inaad aaya tahay
Awliyo uu dhalayoo
Amran baan ogaade
Uurkiyo bogaa
Muxibada u furoo
Waan ku aaaminee
Sidaad tahay aynigaa
Kaan ka eeganaayee
Aan ku oon baxaa
U tahay qalbigee
Sida ubax qurxoon
Middaan argtidiyo
Eegmada kalgacal
Aan ku uursamaadaay
Caqligii raggoo
Bal ogoow naftayda
Adigaa anfacaayee
Caqligii haweenkaa
Bal ogow naftaydan
Adigaa anfacaayee
Anshaxoow aawadaa
Anfacadii ka go ayee
Anba kula mid baan ahee
Looveey la aantaa
Indhu soow ma ooyaan
Alaylahee ugbaad
Waxaad tahay udgoon
Naftu aamin tayoo
Ishu daawaneeysee
Ila qaboo adaaan
Kalgacal aan dhammaan
Laabta kuugu haystee
Sidaan kuu aqaan
Inaad aaya tahay
Awliyo uu dhalayoo
Amran baan ogaade
Uurkiyo bogaa
Muxibada u furay
Waan ku aaaminee