VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta cafis - Lyrics

la isma caasiyee curad waxaan u dhalay geesi aan cugtoo caruurtiyo aniga na cisaynayooo cadaan iyo madoow caynkaan rabana noo camalsamoo na cidlayninoo cadhoo aan lahayn cududaha jidhkiyo caqligoo dhan baa cafis kaa rabee waad na caawise farxad igula ciid allaha caadilee ana caabudee cirka iyo dhulkaba caynkuu rabo ugu camal faloow carigaba dhamaan wiilkaan cugtiyo ku caloolsamahay cadaabti ifkiyo calool xumo ka dhawr cududaha jidhkiyo caqligoo dhan baa cafis kaa rabee waad na caawise farxad igula ciid
Queue is empty
-- / --