VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daadihi - Lyrics

Naf dareen qabtoo Caashaq daashaday Damaca la fogaaday baa I dirayooo Hannkiyo dookhii i waday Ima daynineee Sidii buu qalbigu dawo Kaaga doonayaa Ku doortoo adaan Dadka kaa xushoo Wadnahaan daadihi Naxariis ku dabacoo Iigu duubnoow Zidaan kuugu dabacsanahay Laba calaf darsoo Isku daray nasiib Dadkana iska xigoo Isku daacadaa Afakna dibindaabyalee KU dakeeyoo Sidiinaa daruuruhu Libin uga dayaa Ku doortoo adaan Dadka kaa xushoo Wadnahaan daadihi Naxariis ku dabacoo Iigu duubnoow Zidaan kuugu dabacsanahay
Queue is empty
-- / --