VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Damalada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Asma Love
Damalada

Gabadhyahay da,daydii
Waxaan kaaga door biday
Dunxariira baa tahay
Darmaan khayr qabtaa tahay
Qalbi dajiyaa tahay

Dayax inan rageedoow
Amba waxan ku diirsaday
Daymo aragtidaadoo
Mid dulqaad leh baa tahay
Geesi doobir la tahay
Doqoniimo kaa dheer

Damalada baxaysiyo
Damaashaadka heesuhu
Waa dabaaldegeenee
Alloow hayna kala dilin
Aaaaaaamiiiiiiiiin
2x

Dusha magac rag waa mide
Dadnimada jacaylka leh
Qurux deeqday baa tahay
Damal lagu nastaa tahay
Raga doorki baa tahay

Darajada amaanta leh
Dabci inan ku qaaday
Dumar kala wanaagsane
Gaari daacadaa tahay
Marwo loo dardaarmoo
Hadal dabacsan baa tahay

Damalada baxaysiyo
Damaashaadka heesuhu
Waa dadab galkeenee
Alloow hayna kala dilin
Aaaaaamiiiiiiiiiiiiin
2x

codkii Asma Love