VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhisma qoys - Lyrics

Dhidibada kalgacaliyo Wuxuu qoys dhismaa Marka laba is dhaarsaday Caashaqa wada dhadhamiyaan Dhaayahan is doortee Dhaxamaha ka hoydaa Raaskooda dhisayaa Dhugashada jacaylkiyo Wuxuu xiiso dhumuc lihi Dhudhun xoogan yeeshaa Markay laba is dhawrtaan Dhaayahan isdoortee Dhaxamaha ka hoydaa Raaskooda dhisayaa
Queue is empty
-- / --