VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhunkasho - Lyrics

Anoo qabin dhibiyo hawl Dhudhun aan ka jabinoo Aan dhaawac igu ool Yaan dhaqaaqa diidaaa Dadka unba dharaartii Dhaayahayga aragtida Inteey dhoowri waayaan Jidka igaga dheelmada Jacaylkuba dhawaanshiyo Isu dhagalugnaantiyo Dhunkashiyo heesiyo Dhuunigiisu waa ubax Erayada qalbiga dhaya Ee dhaliya xiisaha Iyo waana dhaxal gala Iyo weeyaan dhadhamada Nafta kaan udhiibtee Oogadayda ruuxiyo dhidba U ahaaayoo Adaan kugu dhadhabayaa Jacaylkuba dhawaanshiyo Isu dhaga nugleentiyo Dhunkashiyo heesiyo Dhuunigiisu waa ubax
Queue is empty
-- / --