VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Godol - Lyrics

nin ku gooba gabadh yahay haka goosan hadalkiyo gacaltooyo weheshiga sida geel ugu olol sida gaadhka ugu samir sida gaari ula dhaqan waxba haysasii godin haygu saydhin gacantee aan garawsho kaa helo kulankeenan galabta ah kalgacaylkan kugu galay ma garwaaqsan gaban yahow beryo sheeko ilagodol beryo xiiso ila gunud niyadayda gogol dhigo daddag guurku kuma sama gacan qaadka kuma dhaco gafna maaha barashadu inta guudka dabatiyo gabdhaheenan farabadan adaan kaaga golongolay oon kaaga soo go,ay kalgacaylka ila garo midhiihiisa ila guro guri rays leh ila dadab waxbay haysasii godin haygu saydhin gacanatana aan garawsho kaa helo geedigaygu sahan li,i inuu guuro ma ogoli gurgurshaana uma rabo gurda raaaca kama helo garab saarka kama tago kedis guusha haw filan degdeg guurku kuma sama gacan qaadka kuma dhaco aan sal gaadho barashada
Queue is empty
-- / --