VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaan kudareemayaa - Lyrics

wixii hore waan tiree hadaan ku dareemaya hadaan dawadii qalbiga wadnaha deeqsiinayaa hadaan la dadaalayaa xubiga darajaynayaa hadaan doog tiyo lubiga dushayda kusaarayaa walee duni kale ma yeesho walee kuma daayo babi dushaydu ma diiqadooto adaa duray neefla yeesha ubixii dunida jacalka dad wayga intaa uyeedha dareenkana usheega inaan dadka kaa jeclaaday qalbiga waan kuu dilaacshay dubaaqa kuu haraadan waxa dhiiga daadinaya halbawlaha dacaladiisa
Queue is empty
-- / --