wixii hore waan tiree
hadaan ku dareemaya
hadaan dawadii qalbiga
wadnaha deeqsiinayaa

hadaan la dadaalayaa
xubiga darajaynayaa
hadaan doog tiyo
lubiga dushayda kusaarayaa

walee duni kale ma yeesho
walee kuma daayo babi
dushaydu ma diiqadooto
adaa duray neefla yeesha

ubixii dunida jacalka
dad wayga intaa uyeedha
dareenkana usheega
inaan dadka kaa jeclaaday

qalbiga waan kuu dilaacshay
dubaaqa kuu haraadan
waxa dhiiga daadinaya
halbawlaha dacaladiisa

Exit mobile version