VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu xamo waxaan ahay - Lyrics

xoguun lama dawariyoo xinka laguma naaxee inaad qofuun xagxagatiyo xurgufiyo war mooyee kol hadaanad xanaftiyo ka ilbixin xumaatada oo aan xaqdhawriyo anshax iyo xishoodiyo xukun lagugu fuliyo dadka kaa xadeeyiyo waxaad xeerisaan jirin xuub lagu dabooliyo xidid ma laha beentuye xaqiiqada adoon qarin igu xamo waxaan ahay xaajo aanad gali karin nafta looma xaytee xay iyo hadaad tahay qof xiskiisu taam yahay xaafadaha sirtoodiyo xaasaskiyo ragaa is qaban lama xaal ogaadooo xiqdi iyo nacayb iyo xajiin lalama doontee lama ximiyo eheladee jacayl xaasidbaad tahee
Queue is empty
-- / --