VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isku dhigan - Lyrics

adaa igu dheere hadaan kugu dhaato markaad i dhex qaado miyaad dhita caashaq halista igu dhaafi inta aad dhaqan guurto hadaanad dhab dhab moodin hadhaw dhalanteedka anaa dulka hooyo dalxiis ku dhex gayni dadba dhamac beera dhibteena ku fogan jacayl dhaxal yeesha inaan dhisno diidan dhexdeenu ma qaado kuwii dad is dhawrta dhantaali ogaaye dhagahaan ka furaysan dhamaan nacabkeena intaan dhabta saaro kii aan la dhameeyoo hurdana dhinac seexdo dheegoow adi weeye dhexdiyo xubnahaaga inaan ku dhagnaado naftaan ka dhargayne dareenka dhashaa meel buu i dhuftaa
Queue is empty
-- / --