VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaarkii naftayda - Lyrics

anoo u jeedin guur iyo gayaanba jacaylkii midkaan jaleecadii hore kaba jantoow muuqaagaan u jeel qabaayoo joog dheeroow joog dheerow aawadaa jalkii waan quudan waayay jaarkii naftaydoow qalbigaad jago ku leedahaye miyaan jiifba karayaa adoon joogi dhinacayga jeexbaad wadnaha bidixda la iga jaroo naftaydana inaad hor joogtiduun jecelee jirada caashaqeena een jabin ku jaangoo kalsooni buuxdoo ha jabo nacabkeen ha jabo
Queue is empty
-- / --