VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka Xambaaro - Lyrics

Jacaylka xiskayga Xuskiisa ka guuray Xalkiisa ha raadin Naftayda xagaaga Xurmaynta ka wayday Hadaanad xumaynin Xidhiidhka hungoobay Xujada ma muteen Markaad xubigeen Kashaada ka xoortay Ayaan ka xoreeyay Naftaydii kuu xidhnayd Jacaylka xajiinta Xiligu dhaxalsiiyay Xusuusta ka reebo Wanaagad u xiistay Hadeer xeerinayso Horaad u xabaashay Adoon is xanaajin Jacaylka xambaaro Markaad xubigeena Kashaada ka xoortay Ayaan ka xoreeyay Naftaydii kuu xidhnayd
Queue is empty
-- / --