Inan yahay jaraha nolashiyo
Nin jacaylkuyeeshoo
Oo u jirabay xaggaagoo
Waxaan ahay kuu jeelanee

Jamashadiyo xiisaha
Waxaan ula jibaadaa
Ujaaryeeyay nolashaba
Jaallooy adiga weeyaan

Dadba taan ujeedaay
Naftaydaa kula jirtee
Adna nacabka ha ii jabin

Inanyahoow jaraha nolashiyo
Anuu jacayl iyeeshoo
Ha u jibaaxin hadalkee
Bal jeedaali waayaha
Jomashadiyo xiisaha
Haddii aad la joogtana
Aduunbaa ujeedee
Ha ii jujuubin inan yahoow

Adaa kali jiboodee
Naftaadii la joogtaa
Adna nacabka kaa jira

Dadba taan ujeedaay
Naftaydaa kula jirtee
Adna nacabka ha ii jabin

Exit mobile version