VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaraha - Lyrics

Inan yahay jaraha nolashiyo Nin jacaylkuyeeshoo Oo u jirabay xaggaagoo Waxaan ahay kuu jeelanee Jamashadiyo xiisaha Waxaan ula jibaadaa Ujaaryeeyay nolashaba Jaallooy adiga weeyaan Dadba taan ujeedaay Naftaydaa kula jirtee Adna nacabka ha ii jabin Inanyahoow jaraha nolashiyo Anuu jacayl iyeeshoo Ha u jibaaxin hadalkee Bal jeedaali waayaha Jomashadiyo xiisaha Haddii aad la joogtana Aduunbaa ujeedee Ha ii jujuubin inan yahoow Adaa kali jiboodee Naftaadii la joogtaa Adna nacabka kaa jira Dadba taan ujeedaay Naftaydaa kula jirtee Adna nacabka ha ii jabin
Queue is empty
-- / --