Heesta Jecliyaa in la ii dhiso - Lyrics
Welli jamasho
Ruxaan ujeel qabo
iima jeedin dooquye
laabtayda kuma jiro
Isla jaan qaadk
Lab iyo dhidig
Isla jirkooda
Taran ku jiraa
Caashaqu inuu jirin
anna ma jikaalinee
Jecliyaa in la ii dhiso
Sida Ahmed oo kale
Qoraalka oo saxan
oo dhameestira goor dhaw