VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jidka dheer - Lyrics

jidka dheere ku maray jirid bahal ku hoos jiray jalbiiskuna ku maran yahay kuu jiidhay adige kana joogin waayahe jeedal dheere caashaqa jabal igu haleele marna igama jabayo adaan kuu jirabanahee ogow waadajirkeena caqli adi kuu jeda adiga kaa keedsan waayo jiradana i baday ani wala jiida ruux ku jecel jiirta laga baxshoo lama jaro wanaagi jalka lala ogaada qalbiga la tahay jaar iyo jiidhka igu yaal nafta jamashadeedo janaa ii hilaacdo ogow waadajirkeena caqli adi kuu jeda adiga kaa keedsan waayo jiradana i baday ani
Queue is empty
-- / --