VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Koolkooli - Lyrics

Kadeed caashaq Caashaq baa kaar igu hayoo Igusii kordhaayoo Ma kaaftoominoo Kaftankii bilnaa Ma illoobi karoo Kaskayga ifarayoo Koolkoolintuu abid Ku koraa jacaylkuyee Kaalintaada ila qabo Kurbadiyo dhibtaan Kashka iga gashee Kalgacayl i baday Kaalayoo qalbiga Kohashada kareeb Aan is kaafinnee Kaskaygaa ifarayoo Koolkoolintuu abid Ku koraa jacaylkuye Kaalintaada ila qaboo
Queue is empty
-- / --