VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La mataanow - Lyrics

milgahaygaad kala mirataa maalin iyo layl muusanawdee marxabaysii miyirkaygoow nafaad mirataa kugu maqanoo muraaqootee murti dhaxalsii mugdi ii dumay qorax moostaay kaama maarmoo midaan kula simo marna maan arag rajo muran gashay muftaaxdii murug maydhoow milyan ruuxbaad ka mug wayntahay midigtaydaay ii miciintaay nolol mur ahayd maleebaayaay maankaygow raga maantaad ugu mudantoo u masuul tahay maamuus iyo hadaan mansab gaadhnay RABI mahad sii maskax kuu diran la midooboo la mataanow
Queue is empty
-- / --