Labaan galkacaylka lumin
Lib iyo liibaan hantoo
Lilaahina noqanayee
Hadaanad lubiga ku oil ama se laamaha qalbaiga
Miyaan kaa lulan lahaa
La ,antaa maladayoo. Hoobay. Hoobay
Kaa leexan maayo. hoobay. Hoobay
Lagiyo. Beeekaad dagtee
Lac kusoodhe caashaqa

Laylka dhaxe habeenkii
Sowlaydha laha shady
Ilumisa. Halbawlaha
Hadaan larka xiisuhu
Dhuuxiyo laftaba. Hantiyin
Miyaan kula loo dinlahaa
La,aantaa. Maladayo. Hoobay. Hoobay.
Kaa leexan. Maayo
Lagiyo. Beer. Kaad. Dagtee
Lac kusoo. Dheh lac caashaqa

Exit mobile version