VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaan ila dheel - Lyrics

duni kuma arag isha kuma qaban mana aan furin arin lama furin arwaax kula siman anba maan baran odhaah weedhiyo eray maan odhan qofaan ku agdhigo aadmi kula simo caashaq iin tiran eedna laga jiray ayaan seesne macaan ila ogow inan kulul iyo arxan li xumo ha iga eegine macaan oon tiro haduu udhsami hibo furo idoo aad u qosoloo farax ogsoonow asma ila dheel laafi ila dheel haduu uursami ibo furay iidoo aad u qosolo farax oogsonow aarde ila dheel aarde ila dheel asma ila dheel sheeri ila dheel
Queue is empty
-- / --