Heesta Naar afuuf - Lyrics
Nalbaa tahay ii baxoo
Nus baad tahay iga midoo
Indhaha nuur baad u tahee
Miyaan nacab kula simaa
Indhaha nuur baad u tahee
Miyaan nacab kula simaa
Naxariista adaa i baray
Qalbiga nafaqaad u tahay
Adaan niman kaa xushoo
Naftaad ila maamushaa
Naxariista adaa i baray
Qalbiga nafaqaad u tahay
Adaan niman kaa xushoo
Naftaad ila maamushaa
Nalbaa tahay ii baxoo
Nus baad tahay iga midoo
Indhaha nuur baad u tahee
Miyaan nacab kula simaa
Nalbaa tahay ii baxoo
Nus baad tahay iga midoo
Indhaha nuur baad u tahee
Miyaan nacab kula simaa
Naxariista adaa i baray
Qalbiga nafaqaad u tahay
Adaan niman kaa xushoo
Naftaad ila maamushaa
Naxariista adaa i baray
Qalbiga nafaqaad u tahay
Adaan niman kaa xushoo
Naftaad ila maamushaa
Halkii laga nuuxsan jiray
Bogaan adi kugu nabee
Nasiib wacanaa ninkii
Nimciyo Hoy kula galaa
Halkii laga nuuxsan jiray
Bogaan adi kugu nabee
Nasiib wacanaa ninkii
Nimciyo Hoy kula galaa
Wadnihii naanida ahaa
Adaa naash naashiyoo
Niyada khayr uga dajee
Ku nool yahay cidlayn
Wadnihii naanida ahaa
Adaa naash naashiyoo
Niyada khayr uga dajee
Ku nool yahay cidlayn
Nashuushkiyo naar afuuka
Dhexdeena namiim ka awdan
Intii neceb wada jirkeena
Ku wiirsan niyad jabkooda
Nashuushkiyo naar afuuka
Dhexdeena namiim ka awdan
Intii neceb wada jirkeena
Ku wiirsan niyad jabkooda
Nashuushkiyo naar afuuka
Dhexdeena namiim ka awdan
Intii neceb wada jirkeena
Ku wiirsan niyad jabkooda
Nashuushkiyo naar afuuka
Dhexdeena namiim ka awdan
Intii neceb wada jirkeena
Ku wiirsan niyad jabkooda
Nashuushkiyo naar afuuka
Dhexdeena namiim ka awdan
Intii neceb wada jirkeena
Ku wiirsan niyad jabkooda
Nashuushkiyo naar afuuka
Dhexdeena namiim ka awdan
Intii neceb wada jirkeena
Ku wiirsan niyad jabkooda