VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacas yaa Jeclaan jiray - Lyrics

Nacas yaa jeclaan jiray Nabdigiisa geli jiray Yaa nasteex ka dhigan jiray Niyaddiisa siin jiray Yaa naqaysan jiray ruux Adigoo dartii nugul Hadallada nuxuustaa Sidan adiga kula dhaca Qadaaxa naftaydaay Qalbi naani dhagaxiyo Qof nacaybka doorbiday Haka sugin naruuree Nacas yaa jeclaan jiray Naxariis ka fili jiray Yaa nin moodi jiray raga Naf laqaybsi bidi jiray Maxaan kuugu nabanahay Ma naas baad isiisaa Mise waxaan ku naaxaa Hungadiyo nitaaqada Qadaaxa naftaydaay Qalbi naani dhagaxiyo Qof nacaybka doorbiday Haka sugin naruuree...
Queue is empty
-- / --