VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta - Lyrics

Lamaane kalgacayl dhexyaal Labada isku daacadiyo Lab iyo dhidigii sideena Dadbaa jecel lurkoodoo Laraadsha lugooyadoo Midkay laabtu doorotow La,aantaa nolol laandheh La,antayna waa khasaaroo Qudhaadaa laciif dareemee Beenweeyee kaama leexan Beenweeyee imaad lugoynin Sidii nafta iilaleedahay Sidiibaad ulushaa qalbiga Libtiyo guulaha qofgaadho Nololbaa jira lamaro Ladhkiyo waayaha aduunku Laabtii nugulbay dhibaane Wakhtigiyo xiligaa qof layliya Laxaadkaan ku ciidimiyow Maqnaantaa lula la,aan dheh Laxawgiyo ciilbadnaan dheh Agtaadana laydh macaandheh Beenweeyee kaama leexan Beenweeyee imaad lugoynin Sidii nafta iilaleedahay Sidiibaad ulushaa qalbiga
Queue is empty
-- / --