VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta kugu deeqay - Lyrics

Waxaan nafta kuugu deeqay Adiga Dookhii ku raacshay waliba daacad kuu ahaaday Naftayda goortaad danaysay Markaad caashaqa ku dayrtay Ogow dulqaad iyo jacayliyo Wataa nacab iyo diraalihii Dhexdeenu deeqi waydaye Intaad wali dadaalkiyo Danteenana ku maqantahay Guushu maba durugsanoo Libintu docdeena weeyaan Waxaan dugsi kuu ahaaday Adiga Dayac kaa ilaashay Oon dadaf kula wadaagay Kashii hilawgaagu daaray Kalsooni markaad ku deeqday Hubaal darajiyo wanaagiyo Wakaa qalbigii dagee Naxariis dhaba Dareemee
Queue is empty
-- / --