VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab - Lyrics

ilo biyood iyo arag barwaaqo ah ubax ku yaaloo udgoon sidiisaan udgoon sidiisaan ku indho kuushaa agtiisa uunbaan nasteexo ii loo ku uurqaboobaa ayaantaan ku waayana umul jacaylban la aamusnaadaa uliyo diirkeed inaan ahaanoo aayo yeelanaan EEBE ka tuugaa asal asal dhaladoow nasabow axmadow dhaayaha u roonow wadnahaad ku dhigantoo dhabtii kaama maarmee axmad kaama maarmee caashaqa dhabtii ma dhamaado ma dhaxmoodo dhibtu ha i daysee kol isaar dhabtaada hadaan adkaynay jacayl abqaalnay naftaa ilowday walwal abaaroo farxad ilmaysay adaan asaagaa ragba kaa eegtoo waheey adeecaa ayaantaan ku doonana iftiin jacaylbaan ilays u daaaraa
Queue is empty
-- / --