VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof xun - Lyrics

dhalaanka dhabarkaagiyo sintiyo dhooldhoolintaada saluugee dhago adkaada dhulkaa la dhigaa mar qudha dhibtiisa ha soo arkee dhawaaqiyo yeedhmadaada ruuxii dhaadee maqlaayee ayaa lagu dhiiradaaye qof xun arag ku dhaaf adoo dhawraaya axdiga jacaylka ku dhaadanaaya qofkii kuu raba si dhaba u dhiib adiguna naftaada dhaawaca ruux kaa jiriyo dhibtiyo nabarada kalgacal dhaliishana kula jeclayn dhabuu kuu doonayaaye ku dhaado sidiisa yeel dharaarihi kaa tagiyo dhacdiyo maalmihii ku dhaafay xusuusihii dhaawacooda ku dhaaf kalgacaylka maanta
Queue is empty
-- / --