Tusihii indha hayga saxarkama ilasho sikinki boqoljer niyadan sikin boqoljerbad sikinki boqljerba niadaad niyadad so gashaye isir gara dareenku ku sameysan arwaaxde sacadi ba kunjer ba sasaw kuguma xiiso 2x
Wa sirdoon qalbigagu si wayn ila shaqeeya jacaylkena samadey dhibcihisa siyadey tobankiba sagal sababtisa ada leh 2x
Wa sirdoon qalbigagu siwayn ila shaqeye jacaylkena samadey dhibcihisa siyadey tobankiba safal sababtisa adaaleh 2x
Magacagu sareeya wajiga si wanagsan ugu so qorayaye ha sasan 2x asmay nacabkenu ha sasaan
Ha sasaan 2x shaficiyaw naxabkenu ha sasaan 2x

Exit mobile version