milgaha calankiyo dhulkaa
maamuus guul iigu filan
waxaa libin iigu mudan
shacabkaa midnimada ku laday
ee mabda,ana ka wada siman

talada lagu meel mariyo
waxaan maalnaa xornimmo

haday dunidu moogtahay
xaqii aad mudnaydeen
ictiraafna maqan yahay
shisheeyaha ka maaroo
nabadaa ku maashoo
ilaahay miciinsada

sharciga majaraha sugiyo
datur laga jiray maroor
magacaa qarankani hirgalay
ninkuukaga jiray madmadoow
kiisaan mooganahay
talada lagu meel mariyo
waxaan maalnaa xornimiyo
haday dunidu moogan tahay
xaqii aad mudnaydeen
ictiraana maqan yahay
shisheeyaha ka maarmooo
nabadaa ku maashoo
illaahay micinsada

Exit mobile version